Category: Uncategorized
-

MURUGIYO CALAACAL- SHEEKO
Muddo dhowr casho ah ayaa geerida ka soo wareegtay, wali se awowgay waxaa korkiisa kasii muuqata, raad kii iyo xanuun kii geerida, wuu samray isagu, waxa uu samray samir ka badan, ka laga filan karo, nin laba boqolle oo uu dhalay, ay hal maalin, heddu u wada timi. Samir ka iyo iimaan ka uu ku…